Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Galmudug Oo salaada Ciida ladukaday Shacabka Reer Baxdo.

Muqdisho-09,07-2022:Magaalada Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa maantay si weyn looga ciiday maalinta Koowad ee ciidul Adxada, si lamid ah magalooyinka kale ee Soomaliya waxaana...

Howlgalo amniga lagu xaqiijinaayo oo xalay laga sameeyey Magaalada Gaalkacyo

Muqdisho-09,07,2022:Howlgalo qorshaysan oo lagu sugayaayo amniga Magaalada  Gaalkacyo ayaa waxaa laga fuliyey xaafadaha qaar ee Magaaladaas. Howlgalkaan ayaa waxaa iska kaashanayey Talisyada degmooyinka Gaalkacyo,...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo ka qeyb-galay shir madaxeedka IGAD oo maanta ka dhacay dalka Kenya

MUQDISHO,05,07,2022-Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qayb galay meertada 39aad ee Shir Madaxeedka...

Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Abuukar Subeer oo maanta xilkii la wareegay

Muqdisho:05,07,2022,Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Abuukar Subeer ayaa xilka kala wareegay maanta Xoghayihii hore ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Mudane...

Madaxweynaha Hiirshabelle oo maanta qaabilay Ku xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya

Muqdisho: 05, Luulyo, 2022: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ku xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...