Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN SAGOOTIN AH LA QAATAY DANJIRAHA KENYA EE SOOMAALIYA

Muqdisho, Ogoosto, 07, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah la qaatay Safiirkii Dowladda Kenya u joogay dalkeenna...

Ra’isulwasare Hamse oo uga mahadceliyey golaha shacabka, ansixinta xukuumadda iyo barnaamijkeeda

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta ansixiyey Xukuumadda iyo barnaamijkeeda, oo uu horgeeyey Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ka dib, fadhi...

Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey golaha cusub ee wasiirrada Soomaaliya

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay Golaha wasiirada uu dhowaan magacaabay Ra'isulwasaare Xamsa Cabdi Barre iyo Barnaamijka Xukuumadda,waxaana Haa...

Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar

Gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay oo kooxaha argagaxisada ah ay doonayeen in ay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaaladda Jowhar ayaa...

Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS oo Maanta codka kalsoonida u qaadaya Xukuumadda cusub ee Raisulwasare Hamse Abdi bare

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa Maanta yeelanaya Kulan aan caadi aheyn oo shalay la iclamiyey, iyada oo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...