Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

[SAWIRO]Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed oo gaaray maanta Degmada Bardaale ee Gobolka Baay.

Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Maxamed Isxaaq Cabdi oo ay wehliyaan Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada KG Mohamuud Maxamed Khayre,...

[Daawo]Maxaa iska bedelay ciyaaraha ama madadaalada caruurta gaar ahaan gabdhaha da’doodu ka yartahay 10-ka sano.

Muqdisho-15-8-202-:Warbixintaan waxa ay ka hadlayaa Maxaa iska bedelay ciyaaraha ama madadaalada caruurta gaar ahaan gabdhaha da'doodu ka yartahay 10-ka sano. Warbixintaan waxaan ku eegeynaa 20...

Markab sarreen ka qaaday dalka Ukraine oo la filayo inuu gaadho dalka Djibouti

Markab u kiraysan Qaramada Midoobay oo sida illaa 23,000 oo metric ton oo sarreen ah ayaa ka soo ambabaxay dekedda Yuzhne ee dalka Ukraine,...

[MUQAALO+SAWIRO]Madaxweyne Qoor-Qoor oo magaalada Cadaado uga qeyb galay, xaflada 16sano guuradii kasoo wareeegatay dhismahii Maamulka Galmudug

MUQDISHO-15-8-2022-:Madaxweynaha Dowladd Goboleedka  Galmudug, mudane Axmed Cabdi kaariye, madaxweyne kuxigeenka Galmudug, mudane Cali Daahir Ciid, gudoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug, labada gole ee...

Ciidanka Xoogga Dalka oo deegano badan oo katirsan gobalka Hiiraan kala wareegay Argagixisada Al-shabaab

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya Ciidanka degaanka ee Macawiisleyda ayaa Argagixisada arxanka daran kala wareegay degaananda kala ah Teedaan,Ragso,Xasan Raqay,Sulmo oo dhamantood hoostaga...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...