Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Midowga Afrika oo Ergay cusub u magacaabay Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika danjire, Mousa Faki Mahamat, ayaa Mohamed El-Amine Souef u magacaabay ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya, isagoo bedelay...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo maanta dalka kadib ugu soo laabtay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxmed Nuur (Madoobe) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar...

Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka BFS oo loo doortay Xubin kamid ah guddiga fulinta ee ururka Xoghayeyaasha Afrika

Shirkii xoghayeyaasha guud ee Baarlamaannadda Afrika oo ka dhacay intii u dhexeysay  29 - 31 Ogoosto ee  xarunta Baarlamaanka Afrika ee magalada Johannesburg ayaa...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maanta xafiiska ku qaabilay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo kulan la qaatay Guddoonka Jaaliyada iyo Ganacsatada Magaalada Johannesburg ee dalka south Africa

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS  Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay guddi iskugu jira ganacsatada iyo Gudoonka Jaaliyadda Soomaaliyeed  ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...