Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya XFS oo la kulmay dhiggiisa Masar

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa kulan gaar ah la qaatay dhiggiisa Dalka Masar , Mudane Xasan...

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS oo maanta kulan la yeeshay odeyaasha dhaqanka ee Galmudug

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta kulan wadatashi ah waxaa uu la yeeshay odeyaasha dhaqanka ee...

Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Soomaaliya , ayaa maanta tababar usoo xeray waaxyaha shaqaalaha ee hey’adaha kala duwan ee dowladda

MUQDISHO: 19:09:2022, Xoghayaha Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Soomaaliya Mudane, Deeq Ciise Cumar ayaa maanta u soo xirey Agaasimayaasha waaxyaha iyo Madax-Qeebeedyada Hay’adaha...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan arimaha Soomaaliya Mr James...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusu Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxa uu kusoo dhaweeyay kulanna...

Waxaa sii korortay tirada dhimashada maleeshiyaadka Alshabaab ee lagu laayay deegaanka Yasooman ee gobalka Hiiraan.

Waxaa sii korortay tirada dhimashada maleeshiyaadka Alshabaab ee lagu laayay deegaanka Yasooman ee gobalka Hiiraan. Taliyaha Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Odawaa Yuusuf Raage ayaa u...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...