Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Ciidamada Daraawishta Galmudug oo gaaray deegaano katirsan Gobolkaas iyaga oo baadi goobya haraadiga Maleeshiyaadka Al shabaab

Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa maanta howlgalo Lagu baadi goobaayo haraadiga Maleeshiyaadka Al shabaab ka sameeyay Deegaanno ka tirsan koonfurta Gobolka Mudug. Ciidamada ayaa gudaha u...

Guddoomiya gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa kulan gaar ah xafiiskiisa kula qaatay madaxa hey’ada TIS-3 ee Soomaaliya, iyagoo kawada hadlay horumarinta Caasimadda

Guddoomiya gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah xafiiskiisa kula qaatay madaxa hey’ada TIS-3 ee Soomaaliya...

[DAAWO]Dhallinyarada gobolka Mudug oo deeq raashin ah gaarsiiyay ciidanka xoogga dalka iyo dadka deegaanka ee ku sugan magaalada Qeydaro

Dhalinyarada Gobolka Mudug ayaa deeq Raashina gaarsiiyay Ciidamada Deegaanka ee ku sugan Magaalada Qeydaro ee Gobolka Galgaduud. Si loo dhiiragaliyo Ciidamada Deegaanka ee Dagaalka kula...

Tirada dhimashada Xanuunka EBOLA ee gudaha Uganda oo korortay  

Wasaaradda caafimaadka ee Uganda ayaa sheegtay in saddex bukaan oo kale oo Ebola ah ay dhinteen taas oo tirada guud ka dhigaysa afar ruux,...

Madaxweyne Deni oo magacaabay Taliyaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Dawladda Puntland (PISA)

Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 61 ee 23-da Sibteembar 2022 kuna saabsan magacaabid Agaasimaha Hay’adda Nabad-sugidda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...