Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Wasaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS Daa’uud Aweys Jaaamac “Soomaaliya waa dal u diyaarsan dalxiiska waxa ayna leedahay goobo qurux badan oo...

Wasiirka Wasaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS Daa’uud Aweys Jaaamac oo ka hadlay Munaasabada maalinta dalxiiiska aduunka oo Wasaaradda xuseyso maanta ayaa yiri. “Soomaaliya waa...

Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya oo howlgalo lagu baacsanayo haraadiga Argagixisada ah ee Al shabaab ka sameeyey deegaano hoos yimaada magaaladda Xudur

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya maamulka gobolka Bakool ayaa maanta howlgalo lagu baacsanayo haraadiga kooxaha argagixisada ah ee Al shabaab waxaa ay ka sameeyeen...

Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay Dhalinyaro ku xayirnaa dalka liibiya

Xafiiska Ergayga Gaarka ee Dib u soo celinta Muhaajiriinta iyo Carruurta ee Dowladda Soomaaliya, ayaa maanta dalka dib ugusoo celiyey 9 dhallinyaro Soomaaliyeed oo...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo magacaabay guddi ka tirsan Baarlamaanka Maamulkaasi oo taakuleyn gaarsiiya deegaannada laga xureeyay Argagixisada Shabaab

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka  Hirshabelle Dr Cabdixakiim Luqmaan Xaaji Muxumed ayaa  magacaabay guddi ka tirsan Baarlamaanka Maamulkaasi oo taakuleyn gaarsiiya deegaannada laga xureeyay Argagixisada...

Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha gobolka Hiiraan  oo gaaray magaaladda Buula burde ee gobolka Hiiraan

Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha gobolka Hiiraan isla markaana ay ku jiraan odoyaal dhaqan iyo saraakiil ciidan ayaa maanta  gaaray magaaladda Buula burde ee gobolka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...