Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

[DAAWO] Madaxweyne Qoor-Qoor oo soo xiray kulan looga hadlayey dardar galinta howlgallada ka dhanka ah argagixisada

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa soo xiray kulan ballaaran ay iskugu yimaadeen siyaasiyiinta, culimada, dhaqanka iyo haweenka beelaha ka soo...

[Daawo]Madaxweynaha Hiirshabelle oo ka warbixiyey howlgalada ka socda Gobolka Shabeelada Dhexe

Madaxweynaha Maamulka HirShabeelle cali guudlaawe Hussein oo wareysi siiyey warbaahinta qaranka ayaa kawarbixiyey howlgalada ka socda Gobolka Shabeelada Dhexe. Madaxweynaha Hiirshabelle ayaa yiri “Waxaa jira...

Hantidhawraha Guud ee Qaranka oo maanta Villa Hargaysa kulan kula qaatay Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya

Hantidhawraha Guud ee Qaranka ayaa maanta Villa Hargaysa kulan kula qaatay Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaynta, Iskaashiga Caalamiga iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Barlamaanka Federaalka...

[SAWIRRO] Guddoomiye Sheikh Aadan Madoobe oo la kulmay dhigiisa dalka Belgium

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa la kulmay dhigiisa dalka Belgium-ka Eliane Tillieux oo ku...

[SAWIRRO] Madaxweynaha Hirshabelle oo booqday deegano dhawaan Argagixisada Al-shabaab laga xoreeyey

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Gobolka Shabeellaha Dhexe ugu baaqay inay ka qeyb noqdaan howlgalada dalka looga...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...