Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

SAWIRRO] Askar Hore Dil uGeysatay Oo Lagu Toogtay Magaalada Kismaayo

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Maamulka Jubbaland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay labo Askari oo horay dilal kala duwan uga gaystay...

Munaasabadda lagu Daah-furayey Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud oo xalay lagu qabtay Magaaladas

Munaasabadda lagu Daah-furayo Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud  ayaa xalay lagu qabtay Magaaladas. Munaasabada daah-furka waxaa kasoo qeyb galay, Wasiirka Wasaarada Arimaha...

Ciidamada NISA oo howlgallo ka wadda Xaafaddaha kala Duwan ee Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay

Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xalay Howgal ka sameeyey xaafadaha Magaalada Baydhabo.   Xaafadaha Ciidanka howgalka ka sameeyeen ayaa kala ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan furimaha hore dagaalka ee Gobolada Dalka

Muqdisho, Nofeembar 19, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ugu amba-baxay qaar ka mid ah deegannada ay ka socdaan...

Golaha Wasiirada Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo Caawa meel mariyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2023 oo ka kooban Dakhli gudaha ah iyo Deeq taas oo...

Golaha Wasiirada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ay ku yeesheen Muqdisho oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre waxa ay ku meel...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...