Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Magaalada Tripoli uga qeybgalay  shirka ururada jaamacada carabta  oo ka furmay dalka Liibiya

Shirka Wasiirada Warfaafinta Ururka Jaamacadda Carabta ayaa ka furmay Magaalada Tripoli ee dalka Libya iyadoo Shirkaas uu Jamhuuriyadda Soomaaliya uga qeyb galay Wasiirka Warfaafinta...

Senator Kobac oo Bogaadiyey Baarlamaanka Hirshabelle oo maanta Ansixiyey laba degmo oo Cusub

Senator Hassan Iidow Kobac oo katirsan Golaha Aqalka Sare ee BFS oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa Soodhaweyey Meelmarintii  degmanimada degmooyinka Farlibaax iyo Gamboole...

Rabshado ka dhacay Paris kadib markii la dilay saddex qof oo Kurdi ah

Nin hubeysan ayaa Jimcihii saddex qof ku dilay xarun dhaqan iyo maqaayad u dhow oo ay leeyihiin Kurdiyiinta, bartamaha magaalada Paris, taasi oo dhalisay...

Madaxweynaha Maamulka Hiirshabelle oo Muqdisho soo gaaray

Wafdi uu Hugaamianyo Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Madaxweynaha ayaa Magaalada...

?????????? ???????????? ??? ????????? ??? oo ?? ???????? ?? ?? ???? ????? ???? ????????? ???? ????????? ?? ?????????? ??? ???? ?? ??? ???? ?????.

Wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha XFS waxay xoojinaysaa baaqii ay soo saartay 11/ 12/2022 iyo midkii ka soo baxay xiriirka kubadda cagta adduunka FIFA ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...