Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

In ka badan 50 qof oo ku dhaawacantay shil ka dhacay Canada

In ka badan 50 qof ayaa ku dhaawcantay shil ka dhacay gobolka British Columbia ee dalka Canada. Shilkan tareen ayaa ka dhacay meel u dhaw...

Ciidamada ammaanka Galmudug oo xabsiga dhigay Odayaal ka soo laabtay degaanada Khawaarijtu haysato

Ciidamada ammaanka Galmudug ayaa xabsiga dhigay Odayaal saaka Saxaafadda kula hadlay magaalada Cadaado kuwaas oo ka soo laabtay deegaannada Khawaarijtu haysato ee Galmudug. Taliyaha Qeybta...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray dhismaha Wadda Interlock ah oo laga hirgaliyay Degmada Warta Nabadda.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray dhismaha Wadda Interlock ah oo laga hirgaliyay Degmada...

Madaxweynaha Jubbaland oo Wasiirka Difaaca Kenya kala hadlay howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Difaaca Kenya Aadan Barre Ducaale oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada...

Rabshadihii ka dhacay Magaalada Paris oo kordhay

Waxaa sii xoogeystay rabashadaha ka socda Magaalada Paris ee dalka Faransiiska, kuwaas oo ka dhashay Nin hubeysan oo saddex qof ku dilay xarun dhaqan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...