Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Gudoomiyha ururka haweenka ayaa sheegtey in ay aragtey tacadiyo bani aadanimada ka baxsan ay khawaarijta ay geysteen masjid cali gaduud.

Guddoomiyaha Ururka Haweenka gobalka Banaadir ayaa sheegtay in ay indhaheeda ku soo aragtay tacadiyo Bani aadanimada ka baxsan oo Khawaarijtu ka geysatay Masaajid Cali...

Madaxweynaha hirshabeele cali Guudlaawe oo tacsi u direy qoysaska iyo qaraabadda dadkii ku shahiidey qaraxa maxaas .

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka Goleyaasha Dowladda iyo Shacabka Hirshabeelle ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska iyo qaraabada...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo wax ka bedel ku sameeyay Guddiga Farsamada Shirka Dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa wax ka bedel ku sameeyay xubno ka tirsan Guddiga Farsamada...

Taliyaha Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire oo kormeerey ciidanka.

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire ayaa kormeeray Talisyadda Ciidanka Booliska ee Gobolka Bari ee kala ah Qeybta C.I.D, Ciidanka Ilaalada waddooyinka...

Godoomiyaha maxaas oo ka Hadley weerero khawarijtu ka gaysatay Degmadaasi.

Godoomiyaha degmadda maxaas oo ka Hadley weerero fashilmey ay kuqaadeen  khawarijta degmadda maxaas. "Waxa uu sheegey gudoomiyaha Ina ay Labba baabuur oo qaraxyo ah ay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...