Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

[SAWIRRO+DAAWO] Madaxweynaha Puntland oo Xarigga ka jaray Waddooyin Laami ah oo laga hirgaliyay Magaalada Garoowe

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xariga ka jaray Wadada 30-ka ee magaalada Garoowe taasi oo dib loogu dhisay hab...

Wasiirka Waxbarashadda XFS oo kulan ah la qaatay madaxda warbaahinta Soomaaliyeed

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Farax Sheekh Cabdulqadir oo ay wehlyaan Agaasimaha guud ee wasaaraddaas iyo la-taliyaha Wasiirka ayaa xalay kulan casho...

Guddiga Joogtada ah ee golaha Shacabka oo Kulan yeeshay. {SAWIRRO}

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 12-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa...

Shiinaha oo xudduudahiisa dib ugu furay dadka ka imaanaya caalamka Sanado kadib

Shiinaha ayaa xudduudahiisa dib ugu furay dadka ka imaanaya caalamka markii ugu horreysay tan iyo markii ay xayiraadaha safarka soo rogtay bishii March ee...

Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir oo qaabilay oo wafdi ka socday Hey’adda IOM

Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Guure ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi ka socday Hey’adda IOM oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...