Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

[DAAWO] Wasiir Al-Cadaala “Reer Muqdisho oo kacay waxay qireysaa in kacdoonka uu marayo meel gabagabo ah oo Khawaarijta la jebiyay.”

Muqdisho Maanta waxaa ka socda Banaanbaxyo ka dhan ah khawaarijta Al-shabaab oo bulshada caasimada dhigayaan. Banaanbaxaan waxaa ka qeybgalaya Madaxweynaha JFS mudane Hassan Sheikh maxamuud. Wasiir...

[SAWIRRO] Waddanka Afgaanistaan oo u dabaal degay Baabuurkii koowaad ee lagu Sameeyo Gudaha Dalkaas

Waddanka Afgaanistaan ayaa u dabaal degay baabuurkii koowaad ee lagu sameeyo gudaha dalkaas kaas oo guul laga gaadhey. Gaarigan oo ah nooca Ciyaaraha ayaa dhowaan...

Sharci-dejiyayaasha Maraykanka iyo Brazil oo iska kaashanaya baaritaanka weerarkii baarlamaanka Brazil

WASHINGTON/BRASILIA - Kaaliyayaasha sharci-dejiyayaasha Maraykanka ee ka tirsan guddidii baadhaysay weerarkii 6-da January ee lagu qaaday aqalka baarlamaanka ee Maraykanka ayaa wadahadal hor-dhac ah...

Shacabka reer Muqdisho iyo Madaxda ugu sareysa dalka oo Maanta  ka qeyb-galaya isu-soobaxa la dagaalanka Khawaatijta

Shacabka Ku dhaqan magaalada Caasimada ah ee Muqdisho,Dhamaan shaqaalaha Dowladda iyo madaxda ugu sareysa dalka ayaa saaka u diyaar garoobaya isu soo baxa kacdoonka...

Waxa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho shir ay isagu yimaadeen Wasiirrada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Waxa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho shir ay isagu yimaadeen Wasiirrada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Shirkaan oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...