Maxamed Silfar

273 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Xasan oo Qaabilay Safiirka Shiinaha Ee soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya dalkeenna Mudane Fei Shengchao. Madaxweyne Xasan...

Madaxweynaha Oo Xafiiskiisa Ku Qaabailay Ku-Xigeenka Xoghayaha Guud Ee Arrimaha Bani’aadamnimada…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaranada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani'aadamnimada...

Madaxweynaha Qaranka oo ka Tacsiyeeyay Geerida Hooyada Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed oo hooyadiis...

Argagixisada Oo Dhibaato u Geystay Ceelal Biyoodyo Aay adeegsanjireen Xoola dhaqato.

Wararka ka imaanaya Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in kooxda Argagixisadda ah ee Al-shabaab ka geystay Weeraro dhuumaalaysi ah iyadoo bartilmaameedsanaya Ateenooyinka shirkadaha isgaarsiinta,Baraagaha Biyaha...

Madaxweynaha Qaranka oo Magacaabay laba Ergay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya muhiimadda ay leedahay horumarinta nolasha shacabka Soomaaliyeed, kobcinta dhaqaalaha iyo ka faa’iideysiga Khayraadka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

DHAGEYSO:Qof Nuucee ah ayuu Ahaa Rabbi ha Unaxariistee Cabdullahi Maxamed Shirwac oo muqdisho ku geeriyooday.

Alle ha Unaxariistee waxaa  xalay xilli danbe Magaalada muqdisho...