Maxamed Silfar

273 POSTS

Exclusive articles:

“Kacdoonka shacabku waa ciribtirka Al-Shabaab”

Waxaa gudaha dalka ka Soomaaliya,gar ahaan gobolada dhexe iyo kuwa koonfureed ka socda howlgallo ciidan oo la doonayo in kooxaha nana-diidka ah looga sifeeyo...

Golaha Ammaanka QM oo Maanta kulan ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta Gelinka danbe kulan ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya xilli Abaaro baahsan ay kajiraan meelo kamid ah Soomaaliya kulan ayaa...

Wasiir ku Xigeenka Caafimaadka XFS oo Muqdisho kula kulmay xildhibaano iyo dhalinyaro aqoonyahan ah. (SAWIRO).

Kulankan oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa isugu jiray bogaadin iyo kala warqaadasho dhex maray wasiir kuxigeenka wasaaradda Caafimaadka XFS Hon Dr Mohamed Hassan...

100 Maalin Kadib Maxaa U Qabsoomay Dowlada Cusub? (MUUQAAL).

Dib-u-milicsiga Waxqabadka 100-ka Maalmood ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Xafiiska Joogay. Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaal Dhamays tiran http://youtu.be/EojI5sfsgTY  

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Hadal ka Jeediyay Baarlamaanka Africa.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa ka qeyb galay shirweynihii 11-aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda heer Qaran iyo heer gobol...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

DHAGEYSO:Qof Nuucee ah ayuu Ahaa Rabbi ha Unaxariistee Cabdullahi Maxamed Shirwac oo muqdisho ku geeriyooday.

Alle ha Unaxariistee waxaa  xalay xilli danbe Magaalada muqdisho...