Maxamed Silfar

273 POSTS

Exclusive articles:

DAAWO: Taliyaha Ciidanka Lugta Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Alshabaab.

https://www.youtube.com/watch?v=2oeGp2k14Wo

Wasiirka Gaashaandhigga Iyo Taliyaha XDS oo Bali-doogle Ku Booqday Kumaadooska Danab. (SAWIRO).

Wasiirka Gaashaandhigga Xfs Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Taliyaha Ciidanka Xds Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray Xerada Bali-doogle ee Ciidanka kumaandooska Xds...

Inka Badan 500 oo Qoys oo kasoo Cararay Argagixisada Alshabaab ayaa Soo gaaray Dhuumasareeb. (SAWIRO).

Maamulka magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta ku dhawaaqey in qoysas kor u dhaafaya 500 qoys oo ay soo barakiciyeen Argagaxisada Alshabaab ay soo gaareen magaalada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...