Abdiaziz Loyal

93 POSTS

Exclusive articles:

Masuuliyiin ka socday hay’adda duulista reyidka oo gaaray magaalada Afbarwaaqo

Masuuliyiin ka socday hay’adda Duulista rayidkaa ee Soomaaliya ayaa gaaray magaaladda Afbarwaaqo ee gobalka Mudug halkaas oo ay ka socoto dhismaha Garoon Diyaaradeed Oo...

Howlgal qorsheysan oo lagu bur-buriyay Saldhig ay ku sugnaayeen Khawaarijta

Howlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka ayaa maanta lagu dilay tiro badan oo khawaarij ah oo ku sugnaa sohdinta...

Soomaaliya iyo Bakistan oo iska kaashanaya horumarinta Barnaamijka Teknoloojiyadda

Barnaamijka Comsec oo ah Barnaamij ay iska kaashanayaan safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Bakistan iyo wasaaraddaha kala ah arrimaha dibadda iyo Seyniska iyo...

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo ka hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Ruushka

Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa ka hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Ruushka iyo waxa uu yahay is-afgaradkii ay kala saxiixdeen...

Wasiirka Awqaafta XFS oo sheegay in Shirkadihii fulin waayay Adeega Xajka dib looga soo celiyey Lacagihii

Wasiirka Awqaafta XFS oo sheegay in Shirkadihii fulin waayay Adeega Xajka dib looga soo celiyey lacagihii. Wasiirka Wasaaradda Awqaafta Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...