Muse Abdullahi Cirro

1396 POSTS

Exclusive articles:

Soomaaliya iyo Maraykanka oo ka wada hadlay deyn cafinta

Dowladda Soomaaliya iyo Maraykanka ayaa ka wada hadlay qodobbo muhiim u ah hannaanka deyn cafinta oo haatan maraya meel wanaagsan, ka dib kulan ay...

Dowladda FS oo dhulka laga xoreeyay khawaarijta ka waddo qorshayaal lagu soo nooleynayo adeegyadii bulshada

La taliyaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha bulshada, Xaliimo Cali Culusow ayaa sheegtay in dowladdu ay degaannada laga xoreeyay Khawaarijta u diyaarineyso qorshayaal lagu soo...

wasiiru dowlada wasaarada caadaalada ayaa daahfurtey kulan dad weyne ee dib u eegista dastuurka

Kulankan dadweyne oo socon doono labo maalmood ayaa waxaa goobjoog ahaa Wasiiru dowladaha wasaaradda Marwo Mumino Sheekh Cumar, Xoghayaha joogtada, Wasiirada dastuurka ee DXDF,...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan ayaa Magaalada Narobia kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Denmark ufadhiya Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Narobia kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Denmark ufadhiya Soomaaliya Steen S Andersen. Madaxweyne Laftagareen...

Xassan Xusseen iyo Deerow Macallin Ibraahim oo Khawaarijta ka tirsanaa ayaa isku soo dhiibay Ciidamada xds.

Xassan Xusseen Cali oo magaciisa Afgarashadu yahay Maxamed Deeq iyo Deerow Macallin Ibraahim {idris) oo Khawaarijta ka tirsanaa ayaa isku soo dhiibay Ciidamada xoogga...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...