Muse Abdullahi Cirro

1396 POSTS

Exclusive articles:

Guddiga Saaxiibtinimada Ee Baarlamaanada Soomaaliya iyo Qatar oo Guddoon Doortay

Xubnaha Guddiga saaxiibtinimada Labada Aqal ee Baarlamaanka jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Majlis Shuuraha Qatar, ayaa maanta iska dhex doortay guddoonka guddigaas ee dhinaca Somaliya. Doorashada...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Imaaraadka carabta u fadhiya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta ee  Soomaaliya, Axmed Juma Al Rumaithi, iyagoo...

madaxweyne xasan sheekh oo ka tacsiyeeyey geerida duqii hore ee magaalada mogdisho cali ugaas cabdulle.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh maxamuud oo tacsi tiiranyo leh u diray qoyska uu ugu horeeyo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas, qaraabada iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Cali Ugaas Cabdulle.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka ayaa maanta Gaaray Magaalada Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...