Muse Abdullahi Cirro

1396 POSTS

Exclusive articles:

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo iska kaashanaya horumarinta waxbarshada

Wasiirka Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa magaalada Riyaadh ee dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Wasiirka Hiddaha iyo...

Ku dhawaad 30 Askari oo lagu dilay dalka Niger

Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee France Press, Weerar lala beegsaday  ciidamada ammaanka ee ka howlgala waqooyi-galbeed ee dalkaasi Niger, saacadahii hore ee saakay...

Duqeeymo lagu burburiyay Saldhigyo ay ku sugnayeen maleeshiyaadka Khawaarijta oo laga fuliyay Jubbada Dhexe

Xalay abaare Sideedii fiidnimo ayaa Duqeymo dhanka Cirka ah oo iska kaashadeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Sasxiibada Calaamaiga ah lagu burburiyay Sedex Saldhig...

Madaxweyne Laftagareen oo qaabbilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada KGS ee Magalaada Baydhabo ku qaabbilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Muqdisho ka daahfuray wajiga 2-aad ee shirka mideynta farriimaha dowladda & kuwa maamul gobolleedyada

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Sooomaaliya, mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfuray wajiga 2-aad ee shirka mideynta farriimaha dowladda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...