Muse Abdullahi Cirro

1396 POSTS

Exclusive articles:

Lix ruux oo ku dhintay dhulgariir Mar kale ka dhacay Dalalka Turkiye iyo Syria

Dhulgariir kale oo cabirkiisu yahay 6.3 ayaa ku dhuftay gobolka koonfureed ee Turkiga ee Hatay iyo waqooyiga Suuriya, halkaas oo ay ku dhinteen lix...

Ciidanka Xoogga dalka oo dilay maleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 83-aad, guutada 14-ka October ee fadhigooda yahay deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellada hoose, ayaa xalay ku dilay...

Xukuumadda Washington oo eedaysay Golaha Ammaanka

Mareykanka ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ku eedeeyay waxqabad la’aan, ka dib markii Kuuriyada Waqooyi ay tijaabisay Gantaallo ay dhowaan farsameeysay. Safiirka Maraykanka ee...

Ra’iisul Wasaare Xamse “Culimada Sooomaaliyeed waxaa looga baahan yahay in ay bulshada ka wacyi geliyaan dabarka musuq maasuqa “

Ra’iisul wasaaraha XFS, Xamse Cabdi Barre ayaa faray Culimaa’udiinka Soomaaliyeed in ay doorkooda ka qaataan la dagaallanka musuq-maasuqa. Mudane, Xamse ayaa sheegay in dadka xilalka...

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo

Shucuubta ku dhaqan dalalka caalamka aya maanta u dareeray xuska maalinta 21-ka Febraayo oo ah munaasabad muhiim ah oo loo dabaaldego maalinta Caalamiga ah...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...