Muse Abdullahi Cirro

1396 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Dr Xasan Sheekh Oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Cismaan Maxamed Jeelle

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha...

Maxaa suurta geliyay isbeddelka caasimadda iyo ka hortaggga weeraradii Khawaarijta? (Warbixin).

Weeraradii ay argagixisadu ka geysan jirtay Muqdisho oo bilihii la soo dhaafay aad u yaraaday, ma ahayn howl aad u sahlan oo iska timid,...

Maxkamada gobolka Baay oo xukun dil ah ku fulisay laba nin oo hore dilal u geystay

Maxkamadda gobolka Baay ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay labo nin oo hore dilal u geystay. Raggan ayaa lagu kala magacaabaa Aadam Cali Cabdi...

Wasiirada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Kenya oo kulmay

Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo dhigiisa dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa maanta ka wadahadlay iskaashiga dagaalka ka dhanka Khawaarijta kadib kulan...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay safiirka Ingiriiska

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahan Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...