Muse Abdullahi Cirro

1396 POSTS

Exclusive articles:

Taliyaha Ciidanka booliiska soomaaliyeed oo la kulmay madaxda howlgalka midowga afrika ee ATMIS

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa lakulmay Madaxada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, African Union Transition Mision in Somalia (...

Saraakiil ciidan oo booqday ciidamo u diyaar garoobay wajiga labaad ee dagaalka khawaarijta looga cirib tirayo dalka

Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Xasan Maxamed Abuukar (Xasan Jaamici ) oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Taliska xoogga...

Wasiirka Dhallinyarada XFS oo hortegay Guddiga Arrimaha Bulshada Golaha Aqalka Sare BJFS  

 Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha bani’aadanimada, warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare oo gudanaya waajibaadkooda Dastuuriga ah ee ka saaran la xisaabtanka hay’adaha dowladda, ayaa...

Wasiirka Gaashaandhigga Dalka oo booqday Xarumaha Ciidamada Qalabka Sida ee Dowladda Qatar.

Wasiirka Gaashaandhigga XJFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo booqasho shaqo ku jooga caasimadda dowladda Qatar ee DOHA ayaa maanta soo booqday Kulyadda Ciidamada...

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed oo kormeeray xarumaha bixinta adeegyadda Baasaboorka

Agaasimaha Guud ee ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed (HSJ) Mudane Axmed Siciiid Maxamed ayaa kormeer shaqo oo uu ugu kuurgalayay habsami u socodka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...