Muse Abdullahi Cirro

1396 POSTS

Exclusive articles:

Shirweynaha Qaran ee wada shaqeynta Xeer ilaalinta iyo Booliska Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee wada shaqeynta Xeer ilaalinta iyo Booliska Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga furmay Muqdisho, kaas oo socon doona labada maalmood 26-27-...

Taliyaha ciidan Booliska Soomaaliya oo Belgrade kula kulmay saraakiisha ammaanka ee dalka Serbiya

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen, Sulub Axmed Firin ayaa magaalada Belgrade kula kulmay madaxda ugu sarreysa dalka Serbia, iyagoo ka wada hadlay sidii la...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khudbad ka jeediyay kulanka iskaashiga Talyaaniga iyo dalalka Geeska Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane , Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ay dowladdiisu ka go’an tahay wax ka qabashada dhibaatada cunto yarida ka...

Warbixinta Toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya

1-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay shirka Qaramada Midoobey ee la dagaallanka cunto-yarida iyo ka hortagga macluusha ayaa tilmaamay...

Mareykanka oo markale Ukraine u balan qaaday gargaar militari

Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in Ukraine uu siinayo doono gargaar milateri oo ku kacaya Adduun  lacageed oo gaaraya 400 milyan oo dollar, si loogu...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...