Muse Abdullahi Cirro

1396 POSTS

Exclusive articles:

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo sheegay in ay dhowaan soo af-jarayaan Khawaarijta

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen.Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa sheegay in dalku uu galay dagaalkii ugu dambeeyay ee khawaarijta looga saari lahaa Soomaaliya. Taliye Muxudiin...

gudoomiye sheekh aadan madoobe oo xafiiskiisa ku qaabiley danjiraha djibouti.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay Safiirka dalka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Mudane...

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Galcad ee gobolka Galgaduud.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Taliyaha ciidanka Janaraal Ibraahim Muxyadiin ayaa kormeeray furimaha hore iyo...

Ciidanka xoogga oo burburiyay fariisimo khawaarijta ku lahayd dhulka howdka ah ee hoostaga Run-nirgood iyo Galcad

Ciidanka xoogga Dalka gaar ahaan Guutada Khaalid Binu waliid  ayaa burburiyay fariisimo dhulka miyiga ah ay  ku lahayeen Khawaarijta Naf la caariga ah, Taliyaha Guutada...

Agaasiimaha Guud Wasaaradda Caafimaadka XFS oo kulan la qaatay Madax ka Socotay Hay’adda UNICEF

Agaasiimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee DFS Dr. Guleed Cabdijaliil ayaa Xarunta Wasaaradda  ku qaabilay Madaxa ugu sareeya Hay’adda UNICEF Soomaaliya...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...