Fardowso Xasan Nuur

296 POSTS

Exclusive articles:

Kulan la tashi ah oo ku saabsan hindisaha xeerarka ururada iyo xisbiyadda oo lagu qabtay Muqdisho 

Qaar kamid ah ururrada bulshada rayidka ah, siyaasiyiinta xisbiyada iyo khuburo cilmi baarayaal ah, ayaa ka qeybgalay kulan ku saabsanaa nidaamka xisbiyada iyo sida...

Wasiirka Degaanka XFS oo khudbad ka jeesiday madasha IOM ee Shirweynaha COP29

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadija Mohamed Almakhzoumi, ayaa khudbad muhiim ah ka jeedisay madasha IOM ee Shirweynaha COP29,...

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeygalay shir-weynaha Caalamiga ah ee COP29

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ka mid ah wafdiga Soomaaliya uga qaybgalaya shir-weynaha caalamiga ah ee COP29 ee ka socda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha Baarlamaanka Ingiriiska

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaaladda London ee Dalka...

Ku-Simaha Duqa Muqdisho oo tababar u faray Howlwadeenada Waaxda Canshuuraha

Ku-Simaha Duqa Muqdisho ahna Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guure, ayaa daah-furay Tababar loo qabanaayo Howlwadeenada Waaxda Canshuuraha Dowladda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...