Fardowso Xasan Nuur

1401 POSTS

Exclusive articles:

Gollaha Wasiirrada koofur Galbeed oo ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xakamaynta Hubka Yar Yar

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Guddoomiyey Shirka Toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada oo lagu Ansaxiyey Hindise Sharciyeedka Xakamaynta Hubka...

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay waddo laami ah oo laga hirgelinaayo Degmada Daarusalaam 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa dhagax dhigay waddo Laami ah oo laga hirgelinaayo Degmada Daarusalaam ee...

Hishiis Wadada shaqeyn ah oo ay kala saxiixdeen Warbaahinnada Qaranka Soomaaliya iyo Jabuuti 

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa'uud Aweys Jaamac iyo Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Boostada ee Jamhuuriyadda Jabuuti.Mudane Ridwaan Cabdullaahi...

Agaasimaha guud ee hay’adda Socdaalka oo Shir uga qeybgalay Caasimadda dalka Tuniisiya

Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Ahmed Saciid Mohamed iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa caasimadda dalka Tuniisiya ee Tuunis uga qeybgalay...

Gollaha Wasiirrada oo ansixiyey Hindise Sharciyeedka Canshuuraha Dakhliga

Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo uu Guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Sharciga...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...