Fardowso Xasan Nuur

1401 POSTS

Exclusive articles:

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1. President Hassan Sheikh Mohamud attended the inauguration of Rwandan President Paul Kagame who was recently re-elected in Kigali. 2. President Hassan Sheikh Mohamud held...

Xildhibaanno ka dalbaday Qurba joogta inay ka qeybqataan dhismaha Isbitaalka Gado

Mas’uuliyiin ka soo jeeda Gobolka Gedo,ayaa codsaday in Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya,Dowlad goboleedka Jubbaland iyo qurbo joogta Soomaaliyeed ee ku dhaqan dibadda ay...

Cabdullaahi Cumar Abshirow oo Shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee BJFS 

Guddiga joogtada ee golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulankiisa sideedaad ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa ,waxaana kulanka shir...

Wasaaradda Maaliyadda XFS oo sheegtay in ay bilaaban doonto qaadista canshuurta gadida 18 Agoosto, 2024 

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay marwalba uga mahadcelineysaa shacabka Soomaaliyeed doorka wanaagsan ay ka qaataan kobcinta dakhliga dowladda, kaas oo muhiim...

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Wasiirada Beeraha Dowlad Gobaleedyada dalka

Wasiirka wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareye) oo ay wehliyaan Wasiirrada dowlad gobaleedyada Wasaaradaha Beeraha oo safar shaqo...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...