Fardowso Xasan Nuur

998 POSTS

Exclusive articles:

Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaran oo mar kale Baaq u diray bulshada Bulshada Soomaaliyeed

Guddiga Maaliyadda Gurmad Qaran oo ku kulan ku yeeshay Xarunta dhexe ee Hay’adda (SoDMA), ayaa shacabka Soomaaliyeed markale ugu baaqay in ay ka qeybqataan...

Kulan looga arrinsanaayo hirgalinta mashaariic hormarineed oo lagu qabtay Dagmada Gaalkacyo 

kulankaan oo ay soo agaasimeen maamulka dagmada Gaalkacyo, ayaa waxaa ka qeyb galay Mas'uuliyiin ka tirsan Galmudug, Ganacsatada Siyaasiyiin,Waxgaradka, Guddiga santuuqa horumarinta dagmada iyo...

Golaha Aqalka Sare oo dood ka yeeshay wax ka beddelka Xeer-hoosaadka Aqalka Sare 

Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan braahim oo uu weheliyay Guddoomiye ku xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali...

Wasiirka Caddaaladda oo qaabilay Safiirka Dowladda Liibiya u fadhiya Soomaaliya 

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin, ayaa maanta qaabilay safiirka Dowladda Liibiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Nasri Maxamad Sanuusi....

Guddoomiyaha SoDMA oo ka warbixiyay qasaarihii ka dhashay Xasuuqii ka dhacay Liido

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo warbaahinta la hadlay, ayaa ka warbixiyay qasaarihii ka dhashay qaraxii iyo weerarkii ay khawaarijtu...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...