Fardowso Xasan Nuur

1401 POSTS

Exclusive articles:

Shacabka Degmada Dayniile oo si weyn ugu dareeray saakay Is-Diiwaangelinta Doorashada

Shacabka degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa saaka si weyn ugu dareeray goobaha is-diiwaangelinta doorashada, taasoo muujineysa wacyi iyo ka go’naansho ay u leeyihiin...

Guddiga doorashooyinka oo qabtay kulan looga hadlayay dardar galinta Diiwaangalinta 

Gudoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Dooraashooyinka Qaran iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariim Axmed Xasan ayaa ka qayb-galay kulan lagu dardar-galinaayey howlaha diiwaan-gelinta Codbixiyaasha kulanka ayaa sidoo...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Maalinta Shaqaalaha Adduunka hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed, isagoo ku amaanay dadaalkooda, kartidooda iyo doorkooda muuqda ay...

Wasiirka Batroolka XFS oo ka qeybgalay Shirka Istanbul Natural Resources Summit

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shirre Maxamad, ayaa si rasmi ah uga qeybgalay shirka Istanbul Natural Resources Summit,...

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimaadka Galmudug oo soo xiray tababar ku saabsan cudurrada dhallaanka iyo carruurta

Dhuusamareeb, Soomaaliya – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug, Mudane Dr. Abdiwali Mohamed Ahmed, ayaa magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah ugu...

Bulshada

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...