Fardowso Xasan Nuur

1367 POSTS

Exclusive articles:

SoDMA oo soo gabagabeysay kulan looga tashanayay wax ka qabashada masiibooyinka

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho kusoo gabagabeysay shir wada-tashi ah oo socday laba maalmood. Kulankan ayaa waxaa ka qeybgalay wasaaradaha...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud praised the Armed Forces for their successes in the fight against the Al-Shabaab extremists. 2- President Hassan Sheikh Mohamud visited...

Warbixinta toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Ciidamada Qalabka Sida ku ammaaney guulaha ay ka soo hoyeen dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta Al Shabaab. 2-Madaxweyne Xasan Sheekh...

Safiirka Soomaaliya ee Rwanda oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed

Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalalka Tanzania iyo Rwanda, Mudane Ilyaas Cali Xasan, ayaa kulan soo dhaweyn iyo is-xogwaraysi ah la qaatay qaar...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo la kulmay dhiggiisa Algeria

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa dalka Algeria, Wasiir Abdelkrim Bouzred, oo sidoo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...