Fardowso Xasan Nuur

1302 POSTS

Exclusive articles:

Ciidamada ammaanka iyo Maamulka Degmada Matabaan oo ku baxay daminta colaad beeleedyo ka soo cusboonaaday deegaanno hoos taga degmadaas

Ciidamada ammaanka ee ka tirsan Nabad Sugidda (NISA), Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyo Maamulka Degmada Matabaan, ayaa si degdeg ah uga falceliyay colaad beeleedyo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la yeeshay wafdi ay hoggaamineyso madaxa Dowladda Ingiriiska ee arrimaha Afrika iyo America

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ahmed Moallim Fiqi ayaa la kulmay Danjire Harriet Mathews oo ah Agaasimaha Guud ee Dowladda Ingiriiska u...

Hantidhowraha Guud ee Qaranka oo la kulmay Wefdi ka socda Midowga Yurub

Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abukaate Axmed Ciise Guutaale, ayaa maanta kulan isbarasho iyo soo dhaweyn ah ku qaabilay magaalada Muqdisho wefdi ka...

R/W ku-xigeenka labaad “Helitaanka aqoonsiga Qaranka waa xaq dastuuri ah oo muwaadinka leeyahay.”

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi,oo sheegay in helitaanka aqoonsiga Qaranka uu yahay xaq dastuuri ah oo...

Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Qatar

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Hon.Yusuf Mohamed Adan, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay dhiggiisa dalka Qatar,...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...