Fardowso Xasan Nuur

1150 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Awqaafta XFS iyo Safiirka Norway oo ka wada hadlay Dagaalka Afkaaraha ee Xagjirnimada

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ibraahim Aadan Ibraahim (Nadaara), ayaa maanta...

Aaddan Madoobe ” Waxa aan gacanta ku heynaa mooshin,iyo Ajandayaal kale”.

Labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ku guuldareystay in ay furaan kulankoodii, kadib markii ay soo xaadiri waayeen xildhibaanadii loo baahnaa si ay...

Maxkamadda G/Banaadir oo bilaawday dhageysiga Eedeysanayaal loo heesto Tahriibiniyay Dadka

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwad ciqaab ah oo loo heysto toddobo qof, kuwaasoo xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka uu kusoo...

Hay’adda SoDMA oo gargaar u qeybisay qoysas ku dhaqan gobolka Shabeellada hoose 

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa si guul leh ugu gudbisay deeq isugu jirta raashin iyo dhar 6,000 qoys oo ku nool deegaanka...

Lataliyaha Amniga Qaranka oo ka warbixiyay qorshaha howlgalka cusub ee Ciidanka AUSSOM

Lataliyaha amniga Qaranka mudane Xuseen Macallin Maxamuud ayaa faah-faahin ka bixiyay qorshaha howlgalka cusub ee Ciidanka AUSSOM oo dhawaan si rasmi ah u billaabanaya. Howlgalkan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...