Fardowso Xasan Nuur

1150 POSTS

Exclusive articles:

Xeerka Guddiga Isku-duwidda Musiibooyinka oo la Ansixiyey

Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa kor-joogteeyay kulan muhiim ah oo ay isugu yimaadeen Dowladda Federaalka, wakiillo ka socday...

Shir ku saabsan dardargelinta Amniga Caasimadda oo lagu qabtay Muqdisho 

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardargelinta amniga caasimadda Muqdisho, kaas...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo khudbad ka jeediyay shir madaxeedka jaamacadda Carabta 

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta ka qaybgalay kulan ay isugu yimaadeen madaxda ururka Jaamicadda Carabta oo ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay Geerida Dr Maxamed Yuusuf 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda caafimaadka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee...

Xafiiska Adeegga Diiwaangalinta iyo Aqoonsiga Qaranka oo si rasmi ah looga Furay Dhuusamareeb

Xaflad lagu maamuusay daahfurka xafiiska bixinta adeegga diiwaangalinta iyo aqoonsiga qaranka ayaa xalay lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Xafladda waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...