SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyey kullan looga diyaar garoobayo madasha Soomaaliya iyo Saaxiibadda Caamalka+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa shir guddoomiyay kullan ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada...

Ciidamada Booliiska ee ka Howlgala Magaalada Dhusamareb ayaa ku guulaystay inay Gacanta ku dhigaan Waxyaabaha Qarxa.

Ciidammada Boliiska ee ka Howlgala Magaalada Dhuusamareeb ayaa ku guulaystay inay Gacanta ku dhigaan Waxyaabaha Qarxa oo lagu qariyey Meel aan sidaasi uga fogayn...

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta oo kulan la qaatay xubno ka socday Jaamacadaha Dalka.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Eng.Cabdulaahi Abuukar Xaaji (Cabdullaahi Carab) ayaa maanta kullan isbarasho iyo is xogwareysi kula yeeshay xubno ka socday...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo guddoomiyay shir looga hadlayay xal u helida biyo fariisadka iskuulka Xamar-jadiid+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay qaar kamid ah ganacsatada iyo...

Shir looga hadlayo shaqo la’aanta oo Muqdisho ka furmaya.

Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa magaalada Muqdisho ku qabaneysa taariikhdu markey tahay 6 iyo 7 bishaan December shirkii ugu...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...