SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Saameynta duufaantii GATI ee ku dhufatay xeebaha soomaaliya dabayaaqadii bishii November ayaa ka jirta wali qeybo ka mid Puntland.

Heyada UNOCHA ee qaramada ee qaramada midoobe waxa ay sheegtay in qiimeynta la sameeyay ay muujineyso in dad ka badan 120,000 oo qof ay...

Waxaa Meel gabagabo ah maraya wajiga 1aad ee dhismaha wado isxilqaan lagu dhisayo ee magaalada Xuddur +(SAWIRRO).

Dhismaha wadadaan halbowlaha ah waxay ka mid tahay hormarada dalka ee isxilqaanka lagu dhisayo waxana gabagabo maraya wajiga 1 aad ee dib u dhiska...

Madaxwayne Farmaajo oo bogaadiyay dadaallada Xukuumadda ee arrimaha doorashooyinka.

Madaxwaynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xukuumadda federaalka Soomaaliya ku bogaadiyay dadaalka ballaaran ee ay galisay arrimaha doorashada iyo fulinta doorkii dowladda federaalka...

Dowladda Soomaaliya oo dooneysa in la kala diro Guddiga xiriirka ka hortaga Burcad Badeeda Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya ayaa golaha amaanka qaramada midoobay ugudbisay qoraal ku saabsan in la kala diro guddiga xiriirka ka hortaga burcad badeed Soomaaliya kadib markii...

Warsaxaafadeed ku saabsan doorashada guddoonka guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer federaal.

Guddiga Hireglinta Doorashooyinka Heer Federaal ee 2020/21 isaga oo ka duulaya waajibaadkii ay u igmadeen Golaha Watashiga Qaranka ee heshiiska siyaasadeed ku gaaray magaalada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...