SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska...

Maalinta Caruurta Afrika Oo Soomaaliya laga Xusay “SAWIRRO”

Munaasabad balaaran oo ay soo agaasintay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya oo lagu weynaynayay maalinta carruurta ee Afrika oo ku beegan 16ka...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Norway

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta ku qaabilay Caasimadda Muqdisho, Safiirka Norway ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo....

Wasiirka Cadaaladda oo sheegay in baaritaan lagu sameynayo isku dhac ciidan oo ka dhacay Muqdisho

Galabta ayey ahayd markii ciidan ka tirsan Asluubta iyo ciidamo ilaalo u ahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh uu iska hor imaad kooban...

Wasiirka Arrimaha dibedda Soomaliya oo ka hadlay xiriirka dawladdaha Soomaliya, kenya iyo Jabuuti

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaliya, Mudane Muhammad Abdirizak, oo waraysi gaar ah la yeeshay telefishanka qaranku ayuu wasiirku kaga hadlay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...