SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul wasaaraha XFS oo Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa kala hadlay arrimaha doorashooyinka+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Garowe kulan kula yeeshay madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo madaxweyne ku-xigeenka...

Aqoon kororsi loo furay qaar kamid ah xildhibaannada Hirshabeelle+(SAWIRRO).

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Siraaji Sheekh Isxaaq ayaa magaalada Muqdisho uga furay aqoon kororsi ku saabsan howlaha baarlamaanka,qaar...

Ra’iisul wasaare Rooble oo maanta lagu wado in uu Garowe kula kulmo Madaxda Puntland.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane, Maxamed Xuseen Rooble, iyo wefdi uu hoggaaminayo ,ayaa manta la filayaa in magaalada Garowe ay kulan kula yeeshaan...

Golaha shacabka oo ka doodaya ajendeyaal muhiim ah.

Xildhibaannada golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa maanta in kulan ay ku yeeshaan xaruntooda KMG-ka ah ee Villa Hargeysa. Ajendaha kulanka maanta ayaa...

Guddoomiyaha guddiga gaadiidka gobolka Banaadir oo kormeerey dhismaha waddada Hobyo iyo Gaalkacyo+(SAWIRRO).

Mas’uuliyiin ka tirsan guddga gaadiidka gobolka Banaadir, isla markaana qeyb ka ah dadka ku howlan dhismaha waddada Hobyo iyo Gaalkacyo ayaa kormeerey, sida ay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...