SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Farmaajo oo xalay casho sharaf u sameeyay guddoonka baarlamaanka Galmudug+(SAWIRRO).

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa casho sharaf ku maamuusay xildhibaannada iyo guddoonka baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug. Casho sharaftan oo ku qabsoomtay...

Ciidanka xoogga oo bur buriyay Saldhigyo Al-shabaab ay ku lahaayeen Gobolka Bakool.

Howl-galkan ciidamada ururka 260-aad guutada 9-aad qeybta 60-aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka fuliyeen deegaannada kala ah Dhurey ,Kurta Arbasale oo hoos...

Abiy ahmed oo sheegay in adeegii isgaarsiinta Mekelle oo go,naa mudo bil ka badan la soo celiyay kadib markii uu booqday magaalada

Ra’isulwasaaraha itoobiya ayaa sheegay in korontadii iyo isgaarsiinta taleefanada magaalada Mekelle  ee xarunta ismaamulka Tigray la soo celiyay kadib markii la dayac tiray. Abiy Ahmed...

Wasiirka howlaha guud ee XfS oo shir gudoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee wasaaradda+(SAWIRRO).

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-U- dhiska iyo Guriyeynta  ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xil. Maxamed Aadan Macalin (Soomaali), ayaa maanta shir gudoomiyey shirka toddobaadlaha...

Wasiirka haweenka iyo madaxa UNDP Soomaaliya oo arrimo muhiim ah ka wadahadlay+(SAWIRRO).

Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha Soomaaliya, Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) iyo u wakiilada hey’adda UNDP Soomaaliya, Jocelyn Mason, ayaa maanta ka wada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...