SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo ka digay in la dhisto dhulka ciidanka

Muqdisho (SNTV) Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indho-Qarshe) oo ka hadlayey Barnaamijka kulanka Toddobaadka ee ka baxa Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay...

kulanka todobaadka

Muqdisho (SNTV)- Waa mid kamid ah barnaamijyada aad  ka daawataan SNTV, sidoo kale aad ka dhageystaaan Radio Muqdisho. waxaa si gaar ah  loogu faaqidaa todobaakaas...

Sama wade

Muqdisho (SNTV)- Waa  mid kami dah barnaamijyada ka  baxa telefeshinka Qaranka Soomaaliyeed, waxaa si gaar ah diiradda loogu saaraa dhibaatooyinka argagixisada ku hayaa shacabka...

Taakuleynta Ciidamada

Muqdisho (SNTV)- Ciidamada Boliiska oo  dib u dayactir ku sameeyay xaruma lagu xanaaneeyo caruurta agoonta Boliiska. Arrintaas ayaad timid kadib markii ay isxilqaameen ciidamada oo...

Jubbaland oo taliye KMG ah u magacawday hawlgalka ka socda Jubbada Hoose  

Muqdisho (SNTV)- Saraakiil ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegeen in isbedel lagu sameeyay saraakiisha horkaceysa hawlgalka ka dhanka ah  maleeshiyada  Al Shabaab ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...