SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo baaq u dirtay Madaxda Maamul Goboleedyada

Muqdisho (SNTV);- War ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in gogoshii uu u fidiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maamul...

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo dadaal ugu jirta horumarinta Waxbarashada dalka

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya  Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay xubno ka socda  (creative Associate  International) oo...

Wasiirka Maaliyadda oo Dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho-(SNTV)-Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliy Dr, C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Dalka dib ugu soo laabtay Maanta, markii uu dhowaan booqasho howleed ku tagay Waddamada...

Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan XFS oo Muqdisho ku soo dhoweeyay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo celiyay Eriteriya

Muqdisho (SNTV);- Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay 56-ruux oo mudo...

Suxufiyiin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta oo maanta Tabababr loo furay

Muqdisho (SNTV);- Tababarkaan oo lagu baranayo sida loo sameeyo Barnaamijyo tayo leh iyo maamulida Barnaamijyada Doodaha ah oo ay ka qaybgalayaan ku dhowaad 20-ka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...