SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta la horgeeyay miisaaniyadda dowladda 2019.

Muqdisho November 17 (SNTV):-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho. Kulanka oo uu shir guddoominaayay...

Shirka Hogaamiyeyaasha Midowga Afrika oo ka furmay Adis-Ababa

Muqdisho November 17 (SNTV):-Ra”iisul wasaaraha dalka Itoobiya Dr.Aby Ahmed ayaa maanta si rasmi ah u furay kulan ay ka qeybgaleen Madaxda dalalka Midowga Afrika...

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Maraykanka

Muqdisho November 17 (SNTV):-‪Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dowladda Maraykanku u soo magcawday...

Hogaamiyaasha Midowga Afrika oo shir muhiim ah ku leh Itoobiya

Muqdisho (SNTV)- Hogaamiyeyaasha wadamada Qaaradda Afrika ayaa shir muhiim ah uga furmayaa magaalada Adis-ababa ee xarunta dalka Itoobiya, waxaana Soomaaliya uga qeybgalaya wafdi ka...

Maleeshiyada Al-shabaab oo jab xoogan uu ka soo gaaray howlgalo ka socda Galgaduud

Muqdisho (SNTV)- Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyada   Alshabaab jab xoogan uu ka soo gaaray howlgalo ballaaran...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...