SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Wasiirrada Ku Amray Dhamaystirka Qorsha Hawleedka Sanadka 2018

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo guddoomiyay kulankii maanta ee golaha wasiirrada ayaa faray dhammaan wasiirrada xukuumadda in kahor...

Guddoomiye Yariisow iyo dhiggiisa Magaalada Nairobi oo kulan muhiim ah yeeshay

Muqdisho (SNTV):— Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula kulmay Guddoomiyaha magaalada Nairobi...

Barnaamijka Carabiyaynta Dastuurka KMG ah oo la daah-furay

Muqdishp- (SNTV)-Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka   Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah qabatay munaasabad lagu daah-furayay Barnaamijka Carabiyaynta Dastuurka KMG ah oo ay...

NISA oo qabatay shaqsigii soo maleegay weerarkii Hotel Saxafi

Muqdisho (SNTV)- Barta twitter-ka Hey'adda ayaa lagu shaaciyay war qoraal ah oo kooban, waxa uuna u qorna sidatan "Howlgal xirfadeysan oo si taxadar leh loo...

Mareykanka oo faah faahiyay khasaaraha Alshabaab ka soo gaaray duqeymihii ugu dambeeyey

Africom (SNTV) War qoraal ah oo ka soo baxay taliska ciidamada militariga Mareykanka Afrika ee Africom ayaa lagu faah faahiyay weeraro dhanka cirka ah oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...