SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Antonio Guterres oo aqbalay go’aankii Dowladda Federaalka, Wakiil cusubna u soo magacaabaya Soomaaliya

Muqdisho (SNTV):- Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa lagu sheegay in xoghayaha Guud uu aqlabalay Go’aanka Dowladda Federaalka...

Wasaaradda waxbarashada XFS oo tababar u soo xirtay 280 Macalin

Muqdisho (SNTV) Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Feysal Cumar Guuleed ayaa maanta xarunta jaamacadda Gaheyr ee...

Wasiirka arrimaha gudaha oo Caabud-waaq ka furay kulan nabadeed lagu dhammaynayo Colaaddii Kaxandhaale

Caabuud-waaq (SNTV):-Magaalada Caabuud-waaq ee gobaka Gal-guduud waxaa maaanta gaaray wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Cabdi Maxamed Sabriye iyo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay danjirayaasha wadamada IGAD ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa shalay ku qaabilay Muqdisho Danjirayaasha wadamada ku bahoobay Urur...

Howl-gal lagu laayay Malleeshiyaad Al-Shabaab ahaa oo ka dhacay Aw-dheegle

Muqdisho-(SNTV)- Howl-gal ay Xalay ka fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa lagu laayay xubno ka mid ahaa argagixisada Al-Shabaab, iyagoo sidoo kale gacanta kusoo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...