SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ururka Suxufiyiinta Haweenak ee Sowjra oo soo dhaweeyay waxyaabihii ka soo baxay shirweynihii Qaran ee haweenka

Muqdisho (SNTV) Ururka u dooda xaquuqda haweenka saxafiyiinta Somaaliyeed (SOWJRA) wuxuu tageeraya shir weynihii qaranka haweenka Somaaliyeed ay soo qaban qaabisay wasaarada haweenka iyo xaquuqal...

Xukuumadda Soomaaliya Oo Billaawday Daadejinta Hawlaha Tubaha Qaranka

Khamiis, Maarso 07, 2019 –Mas’uuliyiinta madaxda ka ah Tubaha qaranka iyo hawl-wadeenno kale oo uu hoggaaminayo wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Cabdullaahi Xaamud, ayaa...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo faah faahiyay shir uu uga qeybgalay Tunisia

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa kawar bixiyay Shirka wasiirada cadaaladda iyo arrimaha gudaha ee Jaamacadda Carabta oo lagu soo...

Duqa Muqdisho oo daah furay qorshaha horumarinta Qaranka ee Sagaalaad

Muqdisho (SNTV)—- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa daah furay Wadatashiga Qorshaha horumarinta Qaranka ee sagaalaad oo lagu qabtay...

Wasaaradaha iyo hay’adaha federaaliga oo la faray in ay adeegsadaan cinwaannada rasmiga ah ee dowladda

Muqdisho (SNTV):-Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa sheegay in wasaaradaha iyo hay’adaha federaaliga laga doonayo in ay ka shaqeysiiyaan barahooda internetka, isla markaana ay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...