SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Shirkii Midowga Baarlamaannada Adduunka oo lagu soo geba gebeeyey Qatar

Doha (SNTV)-Shirka 140-aad ee midowga Baarlamaannada Adduunka ayaa lagu soo geba gebeyeey magaalada Dooxa ee xarunta dalka Qatar,waxaana ka qeybgalay Wafdi heer sare ah...

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo La Kulmay Madaxweynaha Cusub Ee Bangiga Adduunka

Arbaco , April 10, 2019 –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Washington waxa uu kulan kula qaatay madaxweynaha...

Madaxweynaha JFS oo Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomiyey Safiirada cusub ee Dalalka Koonfurta Kuuriya iyo Serbia.

Muqdisho (SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo ka guddoomay Safiirada Dalalka Koonfurta Kuuriya iyo Serbia ee lagu kala...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku baaqay in wadahadal lagala yeesho Ethiopia wabiga Shabeelle

Muqdisho (SNTV)-Madaxweynaha dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ugu baaqay dowlada federalka Soomaaliya inay soo farogeliso arrimaha biyo la’aanta wabiga Shabeelle ee xilliyada...

Golaha Aqalka sare oo Akhrinta Koowaad Marsiiyey Hindise Sharciyeedka mihnadleyaasha caafimaadka “Sawirro”

Muqdisho (SNTV)-Senatarada golaha aqalka sare BFS ayaa maanta yeeshay kalfadhigii 5aad Kulankiisa 2aad, waxaana shir guddoominayay guddoomiye ku-xiggeenka 1aad golaha aqalka sare baarlamaanka soomaaliya...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...