SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Madaxa Hay’adda Lacagta Adduunka.

Khamiis , April 11, 2019 –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wafdiga uu hoggaaminayo ee maalmahaan ku sugnaa magaalada Washington...

Safaaradda Soomaaliya ee Sudan oo Soomaalida dalkaasi ku nool ugu baaqday inay muujiyaan Taxadar dheeraad ah.

Khartoum (SNTV)- Safaaradda Soomaaliya ee ku leedahay Magaaladda Khartoum ee dalka Sudan  ayaa ugu baaqday Soomaalida ku nool dalkaasi inay muujiyaan Taxadar dheeraad ah,...

Xoogga dalka waa lafdhabarka Qarannimada Soomaaliya

12/4/1960kii  oo ku beegnayd 79 casho ka hor xornimadii dalka 1dii Luulyo 1960kii ayaa xukuumadii Daakhiliga ahayd ee dalka ka jirtay ee uu hogaaminayay...

Soomaaliya oo dib u soo ceshatay xubinnimadii UPU, lagana qaaday xayiraaddii muddo 30 sano ka dib

Bern, Switzerland (SONNA)– Soomaaliya ayaa dib u soo ceshatay xubinnimada buuxda ee Midowga Boostada Adduunka (UPU) iyada oo la inaga qaaday xannibaad inaga saarneyd...

Wasiirka Maaliyadda oo ka hadlay Shirka Washington

Washinton (SNTV)—Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Abdirahman Dualeh Beyle oo kamid ah wafdiga Ra’iisal- wasaaraha dalka ee ku sugan Mareykanka ayaa...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...