SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Kaxda oo tiigsatay Heerka Labaad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Muqdisho (SNTV)- Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...

Buundada Deegaanka Ceel-Gaal oo dib u dhis lagu sameynayo

 Beledweyne (SNTV)- Maamulka Degmada Beledweyne, Ganacsatada iyo dadka Deegaanka Ceel-Gaal ayaa waxaa ay bilaabeen in dib u dhis ku sameeyaan Buundada Deegaanka Ceel-Gaal oo...

Wasiirka Maareynta musiibooyinka Soomaaliya oo Geneva kaga qeybgalay shirka yareynta Khataraha masiibooyinka,

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiiiboyinka ee Xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Geneva uga qeyb galaya markii ugu horeysay shirka...

Farriinta Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta ee Maalinta Isgaarsiinta Adduunka

Muqdisho, 17 May 2019 Waxa aan ku faraxsanahay in aan bahda Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyo maalintan qiimaha badan ee Maalinta Isgaarsiinta &...

Yaaqshiid oo caawa u soo gudubtay wareegga Labaad ee tartanka

Muqdisho (SNTV)- Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...