admin

9071 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Farmaajo oo Ka Guddoomay Suldaanka Cummaan Hambalyada Todobaadka Xorriyadda

Muqdisho (SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka Guddoomay walaalkiis Suldaanka Saldanada dalka Cummaan Suldaan Qaabuus Binu Siciid hambalyo ku aaddan...

Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay Geerida Marxuum Qanyare

Muqdisho (SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo ka qeybgalay Aaska Guddoomiyihii Maxkamadda sare ee Puntland oo Geeriyooday

Muqdisho (SNTV)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Baashi Yuusuf Axmed ayaa magaalada Garowe ee xarunta Maamul Gobolleedka Puntland uga qeyb galay aaska...

Dagaalka Shiinaha iyo Mareykanka iyo Gogol Laabka G-20, Osaka, Japan. “Sawirro”

Muqdisho (SNTV) Kulanka G20 ee magaalada Osaka ayaa lagu soo gabogabeeyay sabtida manta iyadoo madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump uu ku dhawaaqay in xiriirka...

Dhallinyarada Caabudwaaq oo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre La Qaatay Kulan Su’aalo lagu waydiinayay Dhalinyarada “Sawirro”

Muqdisho (SNTV)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  mudane Xasan Cali Khayre oo ay wehliyaan Xildhibaanno kasoo jeeda degmada Caabudwaaq iyo Wasiirro ayaa gudaha Caabudwaaq ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

DHAGEYSO:Qof Nuucee ah ayuu Ahaa Rabbi ha Unaxariistee Cabdullahi Maxamed Shirwac oo muqdisho ku geeriyooday.

Alle ha Unaxariistee waxaa  xalay xilli danbe Magaalada muqdisho...